Shirkado badan oo ku tartamaya shidaalka Soomaaliya iyo bixinta shatiyada oo ..

Shirkado badan ayaa ku tartami doona helista shatiyada Shidaalka ay bilaabeyso in ay dowlada federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaarada Macdanta iyo Batroolka, waxaana shatiyada bixintooda bilaabaneysaa bisha Dcember ee sanadkan. Wasiirka batroolka iyo macdanta ee Dowladda Federaalka Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in shirkado badan ku tartamayaan sidii ay u heli lahaayeen shatiyada shidaalka ay … Continue reading Shirkado badan oo ku tartamaya shidaalka Soomaaliya iyo bixinta shatiyada oo ..